dadkeyga.com
	<description>dadkeyga.com</description>
	<copyright>dadkeyga.com</copyright>
Munaasabada Kowda July Ayaa Waxa Si Wayan Looga Xusay Gobolada Puntland.
		<description>Gobolada Maamulka Puntland Ayaa Waxaa Kasocda Xaflado Kala Duwan Oo Lagu Xusayo Kowda July Oo Ah Malinta Umada Soomaliyeed Ay Xornimada Qaateen. Xafladaha Kaladuwan Ayaa ...</description>
Madaafiic lagu hareereyay Guura ceel?
		<description>Daryanka hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa iminka lagu soo waramayaa in laga maqlayo gudaha magaalada Guraceel, halkaasi oo askar ka tirsan ciidamada militaarka Itoobiya oo ...</description>
Maxkamadaha Islaamiga oo lawareegay B/Weyne
		<description>Magaalada Beledweyne ee Xarunta u ah Gobalka Hiiraan saacadihii aynu soo dhaafnay waxaa ay ahayd mid ka duwan wajigii hore kadib markii maanta galinkii hore ...</description>
Qasaarihii uu keenay dagaalkii shalay ka dhacay!
		<description>Waxaa sii kordhaya Qasaarihii soo gaaray maleeshiyaadka Kooxda Embagthi ee kusugan fagaaraha Tarbuunka ee magaalada Muqdisho,waxaana dagaalkaasi laysku adeegsaday hubka Nuucyadiisa kala duwan. Afhayeenka Ciidamada ...</description>
Ciidamada gumaysiga tegreeda iyo kuwa Embagthi oo saakay xiray!
		<description>Ciidamada gumaysiga tegreeda iyo kuwa Embagthi ayaa saakay xiran dhamaan wadooyinka soo gala Isgoyka KM4 ee Magalaada Muqdisho iyadoo aan la ogeyn ujeeda loo xiray ...</description>
Hoobiyeyaal  lagu duqeeyay Garoonka Muqdisho!
		<description>Tiro hoobiyeyaal ah ayaa lagu weeraray goor dhaweyd garoonka Caalamiga ah ee Muqdisho halkaasi oo uu ka duulayay R/Wasaaraha dawladda Federaalka Somaliya Nuur Xasan Xuseen ...</description>
Ray'isal Wasaare Nuur Cadde oo shir Jaraa’id maanta ku qabtay Muqdisho.
Madaxii Hay’adda C.R.D Oo Lagu Dilay Magaalada Baladweyne
Q.M oo ka dayrisay Mar Kale xaalada xun ee ka jirta Somalia.
		<description>Madaxa xaafiiska gargaarka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa sheegay in ku dhawaad kala bar mushtamaca Soomaaliya ay wahday Gaajo daran,iyadoo sicirka cuntada ee sare uga ...</description>
Weerar lagu qaaday gegida Muqdisho
		<description>Dhowr hoobiye ayaa lala beegsaday gegida dayuuradaha ee Muqdisho, xilli oo halkaas ka dhoofayey madaxweyne Cabdullahi Yusuf, oo Addis Ababa ku sii jeeday. Sida uu ...</description>