R/wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo Muqdisho soo gaaray.

R/wasaaraha Dowladda Soomaaliya Dr.Cumar C/Rashiid Cali Sharmaake iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Shalay gelinkii dambe dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho ka dib markii ay
image

WaRaRkA MaAnTa

image

Golaha Wasiirada Carabta oo isku raacay in la taageero Dowladda Soomaaliya.

Golaha wasiirada Jaamacadda Carabta ayaa isku raacay in la daba galo qaraarkii Jaamacadda Carabta ay ku gaareen Doxa eek u wajahnaa in la taageero Dowladda ...
Full story
image

Kulan looga hadlayay Amaanka oo ka furmay K/Gaalkacyo.

Kulan looga hadlayay sidii loo sugi lahaa Amaanka deegaanada Maamul Goboleedka Gal-mudug ayaa maanta ka furmay konfurta Magaalada Gaalkacyo. Kulankani ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka ...
Full story
image

Diyaarad ku burburtay Boosaaso

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee maamul goboleedka Puntland ayaa sheegaya in diyaarad yar oo ay lahayd shirkada African Express Airways ay galabta ku cilladowday ...
Full story
image

Guddi loo Magacaabay Xureynta Gobolada Koofurta ee ay ku sugan yihiin Maleeshiyaadku.

Masuuliyiinta Dowladda KMG ee ku sugan dagmada Dooloow ee gobolka Gedo ayaa iska dhex magacaabay guddi loogu magac daray guddiga dib u xoreynta ilaa lix ...
Full story
image

Dowlada iyo shabaab oo guulo ka kala sheegtay dagaalo saacadihi ugu danbeeyey ka dhacay Muqdisho.

Dowlada KMGs iyo Ururka Al-Shabaab ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay dagaalo culus oo shalay ilaa iyo xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho. Dagaaladaasi oo galaaftay ...
Full story
image

Maxamed Dheere oo hogaamiyaasha Shabaabka ku sheegay kuwo tiigsanaya hadaf qabiil.

Maxamed Cumar Xabeeb Maxamed Dheere gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ayaa ka hadlay xaalada sMaxamed Dheere oo wareysi siiyey mid ka mid ah idaacadaha magaalada ...
Full story
image

SHEEKH AXMED MADOOBE: "Saraakiisha Al-shabaab waxaan ku u-gaarsan doonnaa Muqdisho, dagaalladuna waxay ka bilaaban doonaan meel walba"

Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Sheekh Axmed Madoobe) oo ka mid ah saraakiisha Ururka Xisbul Islaam ayaa sheegay inay ku ugaarsan doonaan saraakiisha Xarrakatul Shabaab Magaalada ...
Full story
image

Shabaab oo xukuno kala duwan ku riday maleeshiyaadki dhacay Shirkadaha Xawaaladaha Muqdisho.

Maxkamad u gaar ah Al-Shabaab ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday ilaa iyo 16 ka tirsan maleeshiyadooda oo horay dhac iyo boob u geystay ...
Full story
image

Xasan Daahir Aweys oo xilka ka qaaday Xogahaya Warfaafinta Xisbul Islaam Sheekh Moxamed Macalim.

War lagu kalsoonyahay oo soo gaaray Midnimo.com oo aan ka helnay ilo ku dhaw dhaw saraakiisha Xisul Islaam ayaa sheegaya in hogaamiyaha ururkaasi Sheekh Xasan ...
Full story
image

7 askari oo ka goosatay Xisbul Islaam oo maanta saxaafada loo soo bandhigay.

Munaasabad lagu soo bandhigay ragan oo ka dhacday degmada Wadajir ayaa waxaa ka hadlay gudoomiyaha degmadaasi,Axmed Xasan Cadow (Daaci) kaasoo sheegay in ciidamadan ay isa ...
Full story
image

Maleeshiyada Shabaab oo Haweeneey Da'ah ku goowracay Deegaanka War-kulan ee G/Sh/Dhexe.

Maleeshiyada Shabaab ayaa Haweeneey da’ah ku gowracay Deegaanka War-kulan oo ku dhow Magaalada Raage Ceelle ee Gobolka Shabeelada Dhexe. Maleeshiyo ka tirsan kooxda Shabaab oo ...
Full story
image

Wargelin booqashada Madaxweyna Sh Shariif Sh. Axmed ee wadanka UK

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlada midnimada qaran ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sh Ahmed uu booqasho rasmi ah ku iman doono dalkan UK. Booqashada wefdigan ...
Full story
Powered by Vivvo CMS v4.0.3